Xildhibaannada golaha Shacabka oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay ,mooshinka muddo kororsiga loo sameenayo muddo xileedka madaxweynaha iyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka xildhibaannada golaha shacabka maanta uga doodayeen mooshinka muddo kororsiga waxaa guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka xildhibaan Cabdullaahi Abshirow . Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaana si … Continue reading Xildhibaannada golaha Shacabka oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga